(Sawirro) Abiy Ahmed oo la gudoonsiiyey abaal marinta caalamiga ah ee Nopel Peace

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Oslo lagu guddoonsiiyey abaal-marinta caalamiga ee nabadda ee Nobel, isagoo cambaareeyey kuwa fidiya naceybka rabshadaha ku salaysan qowmiyadaha ka wada dalkiisa. “Kuwa fidiya naceybka iyo kala qeybsanaanta waxay qalalaase ka dhex abuurayaan bulshadeena ayaga oo adeegsanaya barasha bulshada,” ayuu Abiy ku yiri khudbaddiisa aqbalaadda … Continue reading (Sawirro) Abiy Ahmed oo la gudoonsiiyey abaal marinta caalamiga ah ee Nopel Peace